Baydhabo(IN)- Madaxweyne shariif xasan sheekh Aadan ayaa sheegay in Dowladissy ay doonayso inuu dadku wax ku doorto nidaamka 4.5 kaasi oo ay ka soo horjeedaan maamulada Puntland iyo Jubba.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaiya, shariif xasan sheekh aadan ayaa saxaafada kula hadlay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo halkaasi oo uu ku sharaxay aragtidiisa shirkii Magaalada Kismaayo Muhiimada uu lahaa iyo sida uu ku dhamaaday.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Baydhabo