Ganacsiga maanta Magalada Baydhabo waxa Lakala Siisanaya lacagta Qalaad iyo xeerka Uu Marayo Ganacsiga

0
509

Baydhabo(INO)-  100 dolar ayaa ah heerka qawashada 20300 heerka bixintana waa 2000.315 kun shilinka soomaliya ah

100 birta Itobiya  aya saaka magaalada baydhabo waxa lagu qawanayaa 90kun shilinka Somali ayadoo xeerka khawashada ay tahay 95 kun shilinka Somali

halka lacagta Kenya manida  bixinteeda ay tahay 1000 10 dolar khawashadana waa 11 dolar

100 riyaalka ayaa lajkala sarifanayaa 25 dolar halka bixintana ay tahay 26 dolar

waxaana eegaynaa dhanka maciishada  xeerka ay  mareyso magaalada baydhabo

haafkii bariis ah ayaa lakala iibsanayaa manta magaalada baydhabo 320 kun shilinka soomaaliga ah.

haafkii burka ah aya ah 305 kun shilinka somaliga ah

sidoo kale baasto safiina  ayaa ah  kartoonkeeda 200 kun shilinka soomaaliga ah

halka baarsto makaroonni tagtana ay ku joogto 225

haafkii sonkorta ah ayaa manta magaalada lakala iibsanayaa 340 kun shilinka soomaaliga ah

daasada ugu weyn  caanaha hilwa ayaa lakala iibsanayaa 435 kun shilinka Somali ah

halka caanaha cankod  ay tahay  440 kun shilinka soomaali ah

bokiskii shaambada  ayaa ah 140 kun shilin Somali ah

bokiskii xanjo daadeyga ayaa ah 40 kun shilinka Somali ah

kartoonkii malayga yar yarta aya lakala iibsanayaa suuqa magalada baydhabo 32 dolar

hatana dhanka iyo misigada manta heerka ay mareyso suuqa godey ugu weyn magalada baydhabo

loorkii misigada ah ayaa maraysaa 190 kun shilinka somaliga ah halka ay joogto halkii madaalka misigada 3 kun shilinka soomaaliga ah

halka loorkii galeyda ay joogto 325 kun xalkii madaalna waa 5 kun shilinka somaliga ah

loorkii digirta ah ayaa lakala iibsanayaa 630 kun shilinka soomaaliga ah  halka madaalkii ay tahay 9 kun shilinka somaliga ah

loorkii samaamada ah ayaa ka joogtaa suqa godey 700 halka madaalkii lakala siisanayo 11 kun shilinka Somali ah

loorkii sisinta ah ayaa lasiisanayaa 650 kun shilinka somaliga ah halka kiiladii ay lagu iibsanayo 50 kun shilinka somaliga ah

loorkii looska ayaa ah 200 halka madaalkii ay tahay 5 kun shilinka soomaaliga ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here