Dhagayso:Warbixin Ka hadleyso Caruur Derbi Jiif Ah Oo Loo Sameyay Xarun Ladu Daryeelo

0
391

Baydhabo(INO)-Waa caruur yar yar oo tiradoda gareysa kudhowaad labatan oo wax kabarta xarunta daryeel protection centre ee magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Carurtani ayaa isugu jira kowa derbi jeef ahaa iyo aqoon an awood u heysan in ay wax kabartaan iskolada kale ee kuyaal megalada tan Baydhabo.

Xarunatani  aya waxa gacanta kuhaya  Ururka dhalinyarada Koonfurta ( SSYO) ururkaso la aasaasey labada kun iyo labadi. Ururkani aya wax barasho bilash ah u bilawey carurta aan awoodin inay iska bixiyaan lacagaha lagu dhigto iskoolada.

Abdinasir Somow Maclin waa mid ka mid ah dhalin yaradii ay ururka wax so bareen.abdi nasir aya haatan macalin ah.  Mar aan kula kulmey xarunta ayan ugu horeyn weydiyey xiliga uu kuso birey wax barashada ay ururka SSYO  gacanta kuheysa.

Halkan Ka Dhageyso.

Wariye Maxamed Aadan Wadani, Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here