Muqdisho(INO)-Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa qaadacay in doorashada soo socota ee dalka lagu saleeyo Nidaamka heer deegaan oo ay wataan maamulada Jubba iyo Puntland.
Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaasha dhaqanka Hawiye ayaa waxaa ay sheegeen in kaliya uu xalka Soomaaliya xiligan ku jiro nidaam beeleed-ka 4.5.
Go’aanka odayaasha ayaa kusoo aadaya xili lasoo sheegayo in lagu gala tagayu shirweynihii magaalada Kismaayo oo la isla fahmi waayay qodobadii la isku hayay.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Muqdisho