Dhageyso: Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare Ee KGS & Madaxda Jaamacadaha Baydhab Oo Shir Ku Yeeshey Baydhabo

0
497

Baydhabo(INO)- Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan Muhiim Magaalada Baydhabo kula yeelatey Madaxda Maamulada Jaamacadaha Ka jira Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

xasan ibrahim xasan

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada hidaha iyo Tacliinta sare Maxamed Cali Maxamed (Shuute) ayaa sheegey in kulan ay la qaateen Madaxda Maaamulada Magaalada Baydhabo ay ugu gul lahaayeen sidii ay u mideyn lahayeen Jaamacadaha ka dhisan Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya isla markaaana ay u sameyn lahaayeen wada shaqeyn dhab ah oo dhex marta Wasaaradda iyo Jaamacadaha iyo ilaalinta tayada waxbaro ee jaamacaddaha.

Halkan Ka Dhageyso Codka Shuute.

Halkan Ka Dhageyso Codka Idiris Cabdi Takhtar Oo Ah Madax Maamulka Jaamacada Upper Jubba

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here