Baydhabo(INO)- Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Waxay Magacowdey Wakiil Cusub oo u fadhin doono dallka Sweden.
Wareegto Ka soo baxdey Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa lagu sheegey in Nimco Isaaq Maxmed Ahaato Wakiilka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Dalkaasi.
Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay fursado iyo Dhiirugalin Ka qiib gal siyaasadeed ay siisey Haweenka Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyagana hay’adaha kala duwan Ee Dowlada ay Ka Qaban Karaan jagooyin Muhiin ah.
Halkan Ka Akhriso.
Idale News Online, Baydhabo