[audio:http://warqaad.com/wp-content/uploads/2012/12/Halkan-Ka-Dhageyso-Wasiirka-Arrimaha-Guddaha-iyo-Amniga-Qaranka-Cabdi-Xakiin-Guuleed.mp3]
Wasiirka Arrimaha iyo Gudaha & Amniga Soomaaliya oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xooga Somaaliyeed iyo guutooyiinka ka tirsan ciidanka xoogga Dalka ayaa howgalo ka fuliyey xarumo ay ku sheegeen in laga soo abaabulo weerarada lagu qaado xarumaha dowlada iyo ciidamada kala duwan ee dalka.
Ciidanka Xoogga ayaa howlgalkooda ku tagey tuulooyin ay ka mid tahay Saqiiro iyo kuwa kaleba oo hoostaga gobalka Shabeelaha Hoose. Waxayna sheegeen in heleen xog ku saabsan in tuulooyinka ay weli gobalka Shabeelaha Hoose kaga harsan yihiin Xarakada Alshabaab dhowaana ay wada qabsan doonaan.
Halka Kore ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka Gudaha iyo Amniga Qaranka