Daawo: Cayaar Lagu Maamusayey Maalinta Xuriyadda Soomaaliya Oo Lagu Soo Gebo Gabeeyey Baydhabo

0
318

Baydhabo(INO)-Ciyaar Lagu Amaamusyey Maalinta Xuriyadda Soomaaliya ayaa Maanta  Lagu soo gebo gabeeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Macmuur

Gudoomiyaha  Degmada Baydhabo, C/laahi cali Maxamed watiin iyo Bahda isboortiska Gobolka Bay  oo ugu horeeyo C/qaadir Shariif Xirow ayaa la dhacey ciyaar wanaaga ay mujiyeen Ciyaar yahnadda Baydhabo waxayna u sheegeen dhalanyadda inay ku dadaalaan raadinta nabadda.

Wasiir Ku xigeenka wasaaradda isboorista iyo dhalanyaradda ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliy  C/qaadir Nuur Aadan Ataaka ayaa u jeediyey dhalanyadda KGS ee bahadda isboortis ah talooyin iyo Dhiiro galin isagoona ku dheerad taariikhadda Isboortiska Gobolka Bay.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here