Dhageyso:Tarbiyaynta Waalidka Ee Carruurta Qurbaha Ku Korta

0
293

Muqdisho(INO)-Waxaa soo badanaya dhibaatooyinka soo wajaha waalidka Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha, xilliga tabriyeynta carruurtooda ku dhalatay qurbaha, iyadoo dhibaatooyinkani ay walaac badan ku abuureen waalidka iyo carruurta labadaba.

hooyo-fahmi-maysid

Haddaba Cabdiraxmaan Xuseen Furre ayaa warbixintan innooga diyaariyey.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here