Dhageyso: Magacyadda Maamulka Cusub Ee Gobolka Bay iyo Kan Degmada Baydhabo

0
264

Baydhabo(INO)-Wasaaradda arimaha Gudaha  iyo Dowladaha hoose ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magacaawdey Maamulka Gobolka Bay, iyo ka degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

sata

Munaasabada ayaa waxa soo qiib Galey, Madaxweynaha Dowlada KG Soomaaliya, wasiiro ka tirsan Dowladiisa, Odayaal, ururka Haweenka iyo Marti-sharaf kale.

Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Dowladaha Hoose ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/ raxamaan Aadan Ibraahim Sata, ayaa ku dhawaaqey Magacyadda, Maamulka Gobolka Bay iyo Kan Degmada Baydhabo Bay.

  •  Gudoomiyaha Gobolka Bay, C/ Rashiid Cabdillaahi Maxamed
  • Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, C/laahi Cali Maxamed Watiin iyo ku xigeenkada oo tira badan.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Xafiiks Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here