Daawo: Mareykanka Oo Soo Saaray Jiib Gacmeed Halis Ah Oo Cabsi Galiyay Tiknikada iyo Taangiyo Badan

0
425

New York(INO)-Dowladaha Mareykanka , Ruushka, Ingiriiska , Faransiiska iyo Shiinaha ayaa inta badan waxeey iskugu faanaan oo soo saaraan hub u eg mid hanjabaad ah oo lagu cabsi galinaayo dalalka kale waa hadii uu dagaal dhaco.

mareykanka

Milatariga dalka Mareykanka ayaa iminka soo saaray Jiib-Gacmeed casri ah oo loogu tala galay in lagu gubo Taangiyada iyo Tiknikada dagaalka. Rasaasta Jiib-gacmeedkaan cusub oo meel fog wax ka disha waxay leedahay awood uris ah oo loogu tala galay in Xabada qorigaan ay si toos ah u raasato Taagiyada iyo Tiknikada dagaalka.

Halkan Ka Daawo.


Idale New York

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here