Muqdisho(INO)-Waxaa gebo gebo ku dhow dhismaha mashuuraca labaad ee keydka shidaalka ee ugu weyn bariga qaaradda Afrika, oo laga hir-gelinayo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Mashruucan, oo dhismihiisu socdo muddo saddex sano ah, ayaa waxaa maal-gelinaya ganacsato reer Muqdisho ah, waana astaan kale oo ku tusyesa horumarka ka socda Muqdisho.
Keydkan shidaal ayaa yeelan doono deked u gaar ah oo ay kusoo xirtaan maraakiibta shidaalka sida.