Dhageyso: Maxkamadda Ciidanka Gobolada KGS Oo Xukun Ku Ridey 3 Eedeysane

0
225

Baydhabo(INO)-Maxkamadda Qeybta 60-aad ee Gobolada Bay iyo Bakool, ayaa xukun ku riday 3 Qof oo lagu eedeeyay  Weerar Burcadnimo ah oo ay ku qaadeen Gaari Rakaab oo marayay inta u dhaxeysa Owdiinle iyo Baydhabo.

xuk_3

Gudoomiyaha Maxkamadda ayaa sheegay in Qof ka mid ah Saddexda eedeysane oo rasaas ku furay Gaariga lagu xukumay dil toogasho ah halka labada kalana lagu xukumay min 5 sano oo Xabsi Ciidan ah.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here