Dhageyso: Taliyahii Asluubta Ee Maamulka Jubba oo Xalay la Dilay

0
199

Kismayo(INO)-Taliyahii Ciidamaddii Asluubta Ee Maamulka Ku Meel Gaarka ah Ee Jubba ayaa Fiidnimaddii xalay Lagu Dilay Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubba Hoose

Kooxaha Dilay Taliyaha ayaa Durba Halkaasi Iskaga Baxsaday Ka Dib Markii ay Rasasta Ku Hubsadeen Taliyaha ayaa Dhaawac ay Gaasiiyeen Ragii Soo Weeraray ka Dib ayuu u Geeryooday Taliyaha

Taliyaha Ciidamadda Asluubta ee Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Jubba ayaa La Dilay Xili uu kusoo Jeeday masjid ku Yaalla Magalaada Kismaayo

Maxamed Cabdi Raamsade oo ka Mid ah Saraakiisha Sar Sare Ee Maamulka Jubba ayaa waxaa uu ka Hadlay Weerarka Lagu Dilay Taliyahii Ciidamadda Asluubta Maamulka KMG ah ee Jubba

Raabsade ayaa waxaa uu sheegay in ay Ciidamadda Maamaulka Jubba baadi Goob ku Haayaan Raggii ka Danbeyay Dilka Taliyaha

Ciidamadda Ammaanka MaamulkaJubba ayaa Waxaa ay Xafadda Lagu Dilay Taliyahii Ciidamadda Asluubta Waxaa ay ka sameeyeen Howlgallo ay ku Baadi Goobayaan Raggii Falkaasi ka Danbeyay.

Halkan Ka Dhageyso Radio Idale

Idale News Online, Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here