Xudur(INO)–Ururadda Aaan Dowliga hayn Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa Kulun Wada tash ah Ku Yeeshey Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool ee Soomaaliya.
Kulanka Oo Ay ka Qiib galeen Ururo badan oo ka Halgala Gobolka Bakool iyo Goboladda Shabellaha Hoose iyo Bay, ayaa Looga Hadley arimo oo ku Saabsan sii Xoojin Lahaa Ka Shaqeynta Nabadda iyo sidii bulshada Tabaaleysan ee ku Dhaqan Goboladda KG Soomaaaliya wax loo tari lahaa.
Shirkan ayaa Waxa uu Daba Socoda Shirkii Bil hore ka Dhacey Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose,oo ay isugu yimaadeen Dhamaan Ururada Aan Dowliga Ahayn Ee Koonfur Galbeed Soomaaliy, isla markaana Halkaasi LagagaDhawaaqey Dalad Mideysa Ururada Aaan Dowliga Ahayn Ee KGS
Ugu dambeynii Shirkan Wada Tashiga ee ka dhacey Degmada Xudur ayaa waxa uu ku Soo idlaaley Jawiga wanaagan iyo Is Afgartey.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Xudur