Muqdisho (INO) — Taliyaha Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo Maanta ka qeyb Galayay Kullan lagu Xusayay Maalinta Saxaafdda Adduunka oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu Digniin u Diray Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed.
Taliyaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa uu Carabka ku Dhuftay in ay Kol hore Xukumadda soomaaliya War kasoo Saartay Arinkaani hase’yeeshee wali ay ku Dhaqmayaan ka Mid ah Warbaahinnada Muqdisho.
Madaxda Warhaabinadda Magaalada Muqdisho iyo Shaqaalaha ayuu Uga Digay in Laga Maqlo Magaca Al-shabab taasi oo uu Sheegay in ay Xarig ku Muteeysan karaan Sidda uu Yiri Tuuryare.
Mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ayaa Hoay Loogu Xiray Cod Afhayeenka al-shabab oo ay Baahiyeen.
Idale News Online Muqdisho