Cadaado(INO)-Mohomud Ibrahim Murux oo ah Afhayeenka Ergada Shirka Cadaado Ka qeybgaleysa oo kayimid Waqooyiga Galkacyo ayaa Wareysi uu siiyeen Madasha#60 Isaga iyo Qaar Kamid ah Ergooyinka waxay Daboolka Kaqaadeen Xog Badan oo Daahsoneyd.
Wuxuu siwayn eedeayn ugu jeediyey Madaxwaynaha Dawlada Soomaaliya wuxuuna sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu inuu afka kaliya kasheegto gobalka mudug balse qeybta waqooyiga uu Abdiweli Ali gaas Deal kula galo.
“Hadaanu nahey dadka waqooyiga mudug, marnaba mayeeleyno in DARBIGII Baarliin oo kale in lanala dhex dhigo anaga iyo walaalahaya, Madaxweyne Hassan Sheekh Wuu Diidey Inuu Nala Hadlo Markuu Yimid Cadaado, Beel Kaliya Ayuu Kumashquuley”
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Cadaado