Daawo:Faah faahin ku saabsan qaraxii Cuslus Oo ka dhacay Agagaarka Hotel Centeral Muqdisho

0
211

Muqdisho(INO)-Warar dheeraad ah ayaa Warqabadka Shabakadaan Idale News Online ee Muqdisho ka soo gaaray Qarax xoogan oo loo badinayo in uu fuliyay qof naftiisa nacay kaasoo Maqaayad Muqdisho ku taala ka dhacay.

Qaraxa ayaa ka dhacay maqaayad kasoo horjeeda hotelka Central ee magaalada Muqdisho oo bishii Fedraayo uu ka dhacay weeraray masuuliyiin ka tirsan dowlada ay waxyeelo kasoo gaartay.

Si rasmi ah Looma oga qasaaraha dhabta ah ee qaraxaasi uu geystay.
Warar aan helnay ayaa sheegaya in ku dhawaad 3 ruux ay ku dhinteen oo middi haweeney ay tahay halka shan kale ay dhaawacmeen.

Sido kale Waxaa wararka ay sheegayaan in qaraxa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga buuxiyay.

Halkan Ka Daawo.

vlcsnap-2015-04-21-13h56m02s227Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here