Daawo: Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Barbaarinta Ee KGS Oo Maanta La Kuluntey Maamuliyaasha Iskuulada Baydhabo

0
274

Baydhabo(INO)-Kadid markii ay soo gabo gabeysey  Kormeeradii ay wadey Wasaaradda waxbarashada iyo Barbaarinta DKGS ayaa waxaa Maanta  ay la kulantey dhamaan Maamulayaasha iskuulada Nadaamiga ah ee ka jira Degmada Baydhabo  ee xarunta Gobolka Bay.

pho to 5

iyadoo kala xaajooneysey sidii loo hormarinlahaa waxbarashada sida manaahiijta, mideynta iskuulaadka, isku xirka iskuulaadka iyo Wasaaradda iyo qodobo kale aad muhiim u ah shirka oo shirgudoominayey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Dowladda KGS Mudane Eng. Jibriil Maxamuud Aadan shirka ayaa kusoo gaboowey guul iyo is afgarad wanaagsan maamulaha iskuulka Ma’muur Mukhtaar Maxamed Guuleed ayaa soo dhaweeyey howlaha ay wado wasaaradda taageereyna qodobada shirka kasoo baxey wuxuu ku sheegey mid aad iyo aad muhiim u ah loona baahnaa.

Ugu danbeymtii wasaaradda waxbarashada iyo Barbaarinta ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaaliya  ayaa noqotey wasaaradda keli ah oo xafiiskeeda dad ku qaabisha,iyadooan wada Dardar Galinta Hawlaha  Wasaaraddaasi iyo Raadinta Tayadda Waxbarashoo Ee Degaanadda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo

macmuur

photo 3

PHOYO 15sawir 6sawir 8

Mustafe Garabey, Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here