Baydhaba (INO) Wafdi ka socday Safaarada Ingiriiska ee Dalka Soomaaliya ayaa gaadhay magaalada Baydhaba ee Xarunta KMG ah Ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Wafdigaan ayaa waxaa kulamo kala duwan ay la qaateen Madaxda iyo maamulka, waxaana intaasi kadib saxaafada si wada jir ah ula hadlay xubnaha wafdiga iyo Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan sheekh Aadan.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Baydhabo