Daawo: Madaxweynaha KGS Oo Kulun La Qaatey Safiir Ku Xigeenka Safaaradda Ingiriiska Ee Soomaaliya

0
221

Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aaden iyo Qaar ka mid ah Gollahiisa Wasiiradda Ayaa Kulun la yeeshey Safiirka Ku Xigeenka Dowladda Ingiriiska Ee dalka  Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxa Looga hadley arimo dhowr ah oo ku Khuseeya Labadda Dhinc, waxaana ka mid ah;  waxka qabashadda Amniga KGS , Arimaha Bini’aadanimada iyo Sidii  la isku kaashan lahaa La Dagaalanka Ururka Al-shabaab ee Soomaaliya oo Qiibo ka mid ah Gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliya ay Ka Arimiyaan.

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, ayaa Ugu horeyn dowlada Ingiriiska Ugu mahadceliyey dadaalka ay  ka wada Dalka Soomaaliya Isla markaana waxa uu Ka Codsadey in ay Gacan Qabato  Dowladiisa Curdunka ah, isla markaana waxa Uu Tilmaamey in aaney ilaaweynin Taagyeeradda Dowladaa Ingiriisa ay garab taagan tahay Bulshadda KGS.

Ugu dambeyntii Dowladda Engrisska Ayaa waxay ka mid  tahay dowladaha Taageera dowlada Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Soomaaliya ee Ka Jjira iyadoona raadineyso sidii Nabad waarta ugu dhalan lahayd  Dalka Soomaaliya iyo Weliba Guud ahaan Mandhiqada Geeska Afrika Isla markaana Soomaaaliya waxay ka furatey Safaaradeeda.

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here