Somalia oo Hiigsaneysa Koobka Kubadda Cagta ee Qaramada Africa 2019-ka Kedib 1974

0
595

Muqdisho (INO) – Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Dadlkeena Adbiqani Said Arab ayaa Rajo Wanaagsan ka muujiyey in Soomaaliya ay ka qeyb Geleyso Koobka Qaramada Africa Sanadka 2019 soona Xireyso ka Maqnaanshaheeda Koobka tan iyo 1974 oo aysan Caga soo Dhigin dhulka lagu Ciyaarayo.

Teaser Image Somalia oo Hiigsaneysa Koobka Kubadda Cagta ee Qaramada Africa 2019-ka Kedib 1974

Kaliya waxaa ay Soomaaliya soo Gashay Koobka Qaramada Africa, Xilligaas oo ahaa markii uu Dalku Nandoonaa, hadda Koobka Qabsoomaya ayey Soomaaliya uga Hartay in aysan laheyn Dal ay dhankeeda ku Marti qaadi Karto Xul kale oo Garoomadii uu Dalku lahaa ma dhisna, Eritrea ayaa ah Xulka Labaad ee ka maqan Koobka Africa ee Sanadka 2017-ka ka dhacaya Gabon.

Xiriirka CAF ee Qaaradda Africa dhanka Kubadda Cagta u qaabilsan ayaa sheegay in aysan Somalia iyo Eritrea ka qeyb qaadan Karin Tartanka.

Abdiqani ayaa sheegay in ay Sameyn doonaan Garoomo Cusub iyo kuwii dhisnaa oo dib loo Hagaajin doono, Wixii ka Dambeeya Sanadkan ayuu sheegay in ay Garoomaddaas diyaarin doonaan, Dalkuna waxaa uu soo Geli doonaa ayuu yiri Dhamaadka Tobankan Sano ee lagu Jiro Tartanka.

Idale News Online – Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here