Roob Dumiyey Guryaha Qaar ka mid ah Qoxootiga Soomaalida oo ka Da’ay Dhadhaab

0
336

Dhadhaab (INO) – Roob Xooggan oo Saacadihii lasoo dhaafay ka Da’ay Gobolka NFD ee Soomaalida oo ay Kenya Maamusho ayaa Sababay in ay halkaasi ku Burburaan Guryo badan oo dadka Qoxootiga ah ay Deganaayeen.

Teaser Image Roob Dumiyey Guryaha Qaar ka mid ah Qoxootiga Soomaalida oo ka Da’ay Dhadhaab

Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab oo ay deganyihiin Kumanaan Soomaali Qoxooti ah ayaa la sheegay in Biyo badan ay ku Rogmadeen, taasi oo Keentay in saameyn badan ay ku yeeshaan dadkii halkaasi deganaa.

Mid ka mid ah dadka ku dhaqan Dhadhaab ayaa sheegay in Roobku uu Saameyn Xooggan ku yeeshay dadka deegaan.

Idale News  Online – Dhadhaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here