Dhageyso: Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Ee Dowladda KGS Oo Maanta Xustey Maalinta Dhirta Aduunka

0
241

Baydhabo(INO)-Ayada ku began  Maanta maalinta dhirta aduunka oo aalaaba laxuso maanto kale 17-ka April oo ah maalinta aay dunidu gabi ahaan teed aay ka dhiidhisay in dhirta lajaro. si isku mid ahna  ugu soo horjeesteen, jaritaanka dhirta iyo xaalufinteeda.

Sida aynu wada ognahay dhirtu waxay ka mid tahay khayraadka dabiiciga ee dalkeena ilaahay ku maneestay,sidoo kale dhirta waxaa ku xiran nolasheena,la’aanta dhir nollasha weyba  adkaan laheed, Ka faaideysiga dhirta.

Dhirta waxa aynu ka helnaa cunto, har,hooyo, iyo waliba anaga ka sameeysana alaabooyin kala duwan oo nolasheena umuhiim ah,   dhirta qaarna ayaa laga sameeyaa daawooyinka  dadka ,iyo bahaahinka ama xoolaha lagau daaweeyo.

Sidoo  kale dhirta waxaay degaanka  u tahay bilic,meelwalibana meesha ay ka dhir badan tahay ayeey ka roontahay,wayna ka roob badantahy oo dhirtu waxaay awood uleedahay.in roobka soo jiida to,  sidaa awgeed waxaa muhiim ah, in dhirta la ilaaliyo dhirta, oo lajirin,misna lagubin,oo aan la dhuxuleesan,hadii sidaa lasmeeyo waxaa lagaaridoono barwaaqo iyo bash bash degaanka ah, waxeena keeni doontaa in dhaqaaluhuu fiicnaado.   

Hadaba maanta oo ah maalinta dhirta aduunka  wasaarda xanaanada iyo xoolaha. Ee Koofur Galbeed Soomaaliya, Waxay baaq buuxda u direeysaa bulshada ka soo jeeda degaanada Dowladda koofur Galbeed somaaliya ka soo ku aadan jarintaanka, dhirta lana’ilaaliyo.bilicda degaanka.iyo badbaada nollaha ,oo inta badan ku xiran dhirta,  silooga badbaado nabaad guurka.  

                                                                                                                Sikastaba ha ahaatee,  wasaaradda  xanaanada iyo xoolaha Dowladda koofur Galbeed soomaaliya  ayaa Hamabalyo u dirtey gollaha aqonyahanada, haweynka degmada,dhalinyarada, dhamaan  iyo kasoo qayb galayaasha waxay sheegtey in ay  filayso  in ay  xambaari doontaan farinta  wasaaradda  isla markaana  kaalin weyna ka ciyaaridoontaan dhaqan gelinta arintaani.

Ugu dambeyntii waxay ka  codsatey umaada  degaanada Dowladda Galbeed Soomaaaliya , In qofwaliba uu Ka qeyb qaato beerista  dhirta si loo helo bilic 

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here