Daawo:Weerarkii Wasaaradda Waxbarashada lagu qaaday, muuqaalka Ragii Weerarka fuliyey iyo Wixii dhacay

0
226

Muqdisho (INO) Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya iyo kuwa Midawga Afrika ayaa dib ula wareegay xarunta Wasaaradda Waxbarashada ka dib markii ay weerar ku soo qaadeen maleeshiyaad ka tirsan ururka Alshabab, Waxaana Lasoo bandhigay Muuqaalka Xubnihii Weerarka soo qaaday iyo waliba Ciidan uga dhintay dawlada.

daawo-videoga

Weerarkan oo dhaliyey Khasaare Naf iyo maal-leh ayaa Waxaa ciidamada Dawlada Soomaaliya ay markiiba kusoo Af-jareen Mudo kooba, waxaa la sheegay in dhimashada badan-keeda ay ka dhalatay Qaraxyadii ka horeeyay Weerarka, Sidoo kalana Afhayeenka wasaaradda amniga, Maxamed Yusuf ayaa goor dhaweyd sheegay in tirada dhimashadu ay haatan gaartay 18 qof.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here