Daawo: Ruushka oo madax Xanuun ku riday Carabta Iyo Reer galbedka, kadib Sawariikhda Difaaca Cirka 300-missiles oo u fasaxay Dalka Iiraan

0
234

Moscow (INO)Madaxwaynaha dalka Ruushka Putin ayaa  Madax Xanuun Ku Riday Boqorada Carabta Iyo Reer Galbeedka Kadib Markii Sawaariikhda Casriga Ah Ee Difaaca Cirka 300 missiles  U Fasaxay  dalka Iran.

daawo-video2

Madaxwayne Putin oo raacaya heshiiskii Nukliyeerka iran laga gaadhay ayaa Maanta ka dhawaajiyay in Iran u dirayaan Sawaariikhda difaaca Cirka,taasi oo durbaba qaylo ka dhalisay caasimado badan.

Halkan Ka Daawo.

 

Idale News Online, Mosow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here