Baydhabo(INO)-Gudoomiyah Degmada Jiida Janaale Cabdiqadir Ibarahim Aya Waxa Uu Shegayu Inuu Wabiga Shabeele Fatahaad U Sameyey Ay Ku Dhimatay Gabdha yaro jiratay 15-sano.
Waxaa Uu Gudomiyhu Uu Intasi Raaciyey Inuu Qarka U Saran yahay, Khasare Ka Dhalan Kara , Markale Webiga Fatahda Uu Sameyo.
Dowlada Konfur Galbeed Iyo Dowlada Fedeeraalka Soomaaliya, Ayuu Udiray Fariin Si Ay Degdeg Ula So Gadhan Gurmada Deg-Deg Ah.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Janale