Daawo:Film laga sameeyay Qurbejoogta Dalka isku Qarxinaysa, Saamaynteeda Iyo Hotelada Xamar oo Laga dhaariyey

0
233

Muqdisho (INO) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Xiiso badan oo macno wayn Xambaarsan kaasi oo laga sameeyay Saamaynta ay Qurbajoogta Soomaaliyeed ku yeesheen dalka, gaar ahaan marka ay degayaan Hotelada ku yaala magaalada Muqdisho.

Qurbjoogta ayaa lagu xidhayaa inay Keensadaan Damiin, iyagoo ku faanaya inay u dhasheen dalka ay wataan Passport-kiisa, sidoo kalana waxaa loo sheegayaa in Qurbajoog hore ay isku qarxiyeen Hoteladii ay kusoo dageeen marka ay Banaanka uga baxaan Hotelka hadii aysan wadan qof garanaya, Sidoo kalana waxay Qurbajoogtu ku faanayaan inay xataa is yaqaanaan Madaxwaynaha Soomaaliya

–Halkan Ka Daawo

qurbe

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here