Waajid(INO)-Wararka naga soo gaareya degmada waajid ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirta sicir barar dhanka raashiinka ah ka dib markii magaaladaasi aysan galin wax gawaari ah oo cuno sida kuwo ganacsi iyo kuwa gargaarkaba.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Waajid.