Marka(INO)-Kooxda Bar baarta gaashaaman ee Magaalada Marka ayaa kulan Shirib ah waxa ay la qaateen Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh aadan.
Madaxweyne shariif oo dhoola cadeynaya ayaa kooxda Bar baarta gaashan ku dul qaaday shirb cajiib badan.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Marka