Marka(INO)-C/qaadir sh. c/wahaab oo ku hadlayey magaca Ururada Bulshada Rayidka ah ee Degmada Marka ayaa waxaY si weyn usoo dhaweeyeen imaanshiyaha Gobolka uu soo gaaray Madaxweynaha Maamulka k/galbeed Mudane shariif xasan sh aadan.
“anigoo ku hadlaya magaca Ururada Bulshada rayidka ah ee Marka waxaan ku faraxsannahay in aan maanta soo dhaweyno Madaxweynaheena, Mudanee soo dhawow kuna soo dhowow shacab ku heelan.” Ayuu yiri C/qaadir Sh/wahaab.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Xafiiska Marka KG Somalia