Dhageyso: Kulan Looga Hadlaayay Amaanka Baydhabo Oo Ka Dhacay Magaladaasi

0
228

Baydhabo(INO)-Kulan kaan looga hadlayay xoo jint iyo weliba dar darglinta  Amanka guud ahaan gobolada Dowlada  koonfurgalbeed ee soomaaliya gaar ahaan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baydhabo ayaa waxaa soo qabanqaabiyay hogaanka Jaamacada koonfurta Soomaliya.

Goobta shirka ka dhacay ayaa waxaa ka soo qeybgaley maamulka gobolka, Madax ka socoto maamulka koonfurgalbeed, hogaanka Jaamadaca iyo ururada bulshada ee gobolka.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here