Obama oo markale loo doortey inuu noqdo Madaxweynaha Mareykanka & Gobalka Ohio oo guushaas go’aamiyey

0
212

Madaxweyne Obama ayaa afar sano kale oo loo doortey in uu noqdo madaxweynaha 44aad ee dalka Mareykanka. Gobalka Ohio oo ah gobalada 9 ah ee dhexdhexaadka ah ayaa guushaas ka qeyb noqdey ka dib markii dadka degaan gobalkaas inta badan ay u codeeyeen xisbiga Dimocradiga ee Madaxweyne Obama welina codadkii tirinka county ama xaafadaha dimoqradiga u badan yihiin ee gobalkaas ayaan lagu darin xisaabta hordhaca ah ee gobalka OHIO ka soo baxdey ee la sheegay inuu Obama ku badiyey, taasoo ka dhigeysa in 18 electoral votes gobalkaas lahaa meesha ka saarto rajadii Xisbiga Jamhuuriga ee aqalka cad ee wadanka looga arrimiyo. Weli codeyntii gobaladii kale ee lagu muransan yahay ayaan weli soo dhicin sida Florida and Virginia oo ah kuwa doorashada muhiim u ahaa

 

Tafaasiisha Guusha Xisbiga Dimoqraadiga iyo weliba sida ay goballada dalka mareykanka ugu kala badiyeen kala soco idalenews.com

Idalenews Minneapolis, MN