Daawo:Madaxda Faransiiska, Jarmalka Iyo Spain Oo Booqday Goobta Ay Ku Burburtay Diyaaradii Germanwings

0
217

Spian(INO)-Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande, haweenayda raysal wasaaraha ka ah dalka Jarmalka Angela Merkel iyo raysal wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy, ayaa booqday.

 goobtii ay ku burburtay diyaaradii Germanwings, ee rakaabkii saarnaa oo dhami ku wada dhinteen.

 Goobta laga wado hawla baadi goobka burburka diyaaradan oo 150 qof ku dhinteen, ka dib markii ay ku dul burburtay, degaanka Seyne-les ee buuraleyda Alpes ee dalka Faransiiska, ayaa sadexdan hogaamiye ay kula hadleen saxaafada, waxaanu mid walba ka hadlay murugada uu la qabo shacabkiisa iyo qoysaskii ehaladoodu kaga dhinteen shilkaas diyaaradeed.

Idale News Online, Spain.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here