Magacyada 10ka Xubnahood ee golaha Wasiirada Halkaan ka daalaco hordhac ahaan.

0
227

Magacyada Golaha Wasiirada Waxay kala yihiin:

1- Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan, Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada
2- C/llaahi Abyan Nuur, Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha diinta iyo awqaafta
3- C/xakiin Xaaji Maxamuud Xaaji Fiqi Wasiirka Gaashaandhiga
4- C/xakiin Xuseen Guuleed, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka
5- Maxamuud Xasan Suleymaan Cawil, Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta
6- C/llaahi Ciilmooge Xirsi, Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta
7- C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Wasaarada Kheyraadka
8- Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy, Howlaha guud iyo dib u dhiska
9-  Maryan Qaasim, Wasiirkii hormarinta adeega bulshada
10-Prof Axmed Maxamuud Wehliye Xiji Wasiirka Warshadaha

Waxaan weli la ogeyn meesha ay ka baxeen wasaarahada kala ah:

1. Waxbarashada iyo Hiddaha iyo Tacliinta Sare
2. Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
3. Wasaarada Beeraha
4. Wasaarada Ganacsiga  iyo Deegaanka ama Bii’ada.

Waxaa meesha ka muuqda 2 Wasiir oo ka mid ah xisbiga Tayo ee Maxamed C/hi Farmaayo sida Maryan Qaasim iyo Fiqi.

Idale News kala soco dhamaan magacyada oo dhameystiran iyo weliba wasiir ku xigeenada iyo 4ta wasiir dowle marka si rasmi ah loogu dhawaaqo

Idale News Muqdisho.