10 Wasiir oo lagu Dhawaaqi doono Galabta

0
228

Waxaa Madaxtooyada ka socota xaflada qabanqaabada magaacibsta Golaha Wasiiradda, waxaa la sheegayaa in galabta saacada marka ay tahay 4ta galabnimo waqtiga Muqdisho in la shaacin doono magacyada dhamaan wasiirada nasiibka u yeeshey iny ka mid noqdaan golaha.

Wasiirkii Hore ee Gaashaandhiga Xukuumadii Farmaaqo Fiqi ayaa ka mid wasiirada 10 ah ee ku jiro liiska cusub waxaana loo magacaabey Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahna wasiirka Gaashaandhiga.

Waxaan haba yaraatee ku jira qof xildhibaan ah helay wasiir. Faarax C/qaadir ayaa ka mid ah xildhibaanada Waayey iyo xubno kale

Magacyada 10 Wasiir oo dhameystiran waxaan idiin soo gudbin dhoonaa dhowaan.

 

Idale News Muqdisho.