Muqdisho(INO)-Warar lagu kalsoonyahay oo aan Helayno Ayaa Ku Waramaya in Maalmaha Soo Socda Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Raysalwasaaraha Soomaaliya uu ku wajahanyahay Magaalada Dhuusa-mareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud.
U jeedka RW uu U Tagaayo Dhuusa-mareeb Ayaa Lagu Macneeyey Sidii Uu usoo xiri lahaa Shirka Dib U Heshiisiinta ah ee Ka Furan Magaalada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.
Sidaa Waxaa inoo Xaqiijiyey Cowke Xaaji C/raxmaan oo ah Gudoomiyaha Gudiga Amniga ee Gudiga Maamul U Sameynta Gobolada Dhexe.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online,Muqdisho.