Daawo : Hogaamiyaha Al-shabaab Oo Tv Laga Baahiyey Iyo War Yaab leh oo Soo Muuqday Markale

0
226

Muqdisho(INO)-Tv-ga Dawlada ayaa wuxuu baahiyey Muuqaal Looga hadlay Xaalada Hogaamiyaha ugu sareeya ee Al-Shabaab olaga deerinayo, kaddib markii ay la soo darseen xanuunno halis ah, iyadoo la filayo in la badalo Axmed Diiriye oo dhaxalay horjoogihii hore Axmaed Cabdi Godane oo lagu dilay duqeyn xagga cirka ah.

daawo-muuqa

Sidoo kale warbixinta ayaa lagu sheegay Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay sii kordheyn duqeymaha xagga cirka ah ee lagu beegsanayo horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa waxa ay ku abuurtay walaac iyo kala shaki soo kala dhexgalay, taasi oo keentay in dhexdooda ay isu adeegsan waayaan teleefonada gacanta looga hadlo oo ay ku xiriiri jireen.

Halkan Ka Daawo.


Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here