Dhageyso: Wasiir Maxamed Xasan Fiqi” Dowlada KGS Ayaa Ku Filan Sugida Amaanka Gobolka Shabellaha Hoose”

0
242

Marka(NO)-Wasiirka beeraha iyo Waraabka  ee Dowlada  goboleedka K.Galbeedka Maxamed Xasan Faqi ayaa ka warbixiyay ujeedada safarka asiga iyo wafdigiisa ay ku joogaan Sh.Hoose.

fiqi0

Mudane Fiqi ayaa sheegay in hadda wixii ka dambeeya aysan jiri doonin  boos uga banaan ciidan Militari oo dowladda dhexe ah magaalooyinka  Sh.Hoose, ujeedada safarkoodana ay ka mid tahay in ciidamo booliis iyo nabadsugid isugu jira oo dadka deegaanka ah inaan sameyno.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Maraka