Dhageyso: Qorshaha Maamul sameynta Hiiraan iyo Shabellaha dhexe

0
235

Muqdisho(INO)-Qorshe lagu guda galayo Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ayaa ka soconaya Magaalada Muqdisho.

geedi-iyo-jan-gabre

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo arrintaani gadaal ka riixanaya ayaa kulamo dhismaha Maamulkaasi la xiriira la qaadanaya Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka.

Afhayeenka Guddi is magacaabay oo arrintaani ka shaqeynaya Daa’uud Xaaji Cirro ayaa sheegay in 15-ka bishaan la guda galayo dhismaha Maamulka.

Halkan Ka Dhgeyso.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here