Daawo: Barnaamij Xiiso badan ” Markhaatiga Nool”

0
252

London(INO)-Tv-ga Universal ayaa wuxuu Bilaabay Barnaamij Xiiso badan kaasi oo loogu Magacdaray Makhraatiga Nool, Iyadoona Barnaamijka Lagu Falan qeeyay Arimo dhowr Ah.

Sidoo kale Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Caamir ayaa wuxuu Sawr Gacmeed ku muujiyey Barnaamijka Saamaynta Badan yeeshay, Iyadoona dadka Sida fiinta ugu Qayliyey ay ka dhex muuqdaan Masuuliyiinta Dawlada Soomaaliya.

Idale News Online, London, Uk.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here