Dhageyso:Xawaaladaha Soomaalida Mareykanka oo Billaabaya soo Dirista Lacagaha

0
211

New York (INO) – Xawaaladaha Soomaalida Mareykanka ayaa loo Ogolaaday in ay Lacagaha Soomaaliya usoo Diri Karaan, ka Gadaal markii 9 Habeen ay Xirnaayeen.

Teaser Image Xawaaladaha Soomaalida Mareykanka oo Billaabaya soo Dirista Lacagaha “Dhegeyso”

Shir ay Shalay Gelinkii Dambe yeesheen Shirkadaha Xawaaladaha Soomaalida iyo Madax Mareykanka ah ayaa waxaa laga soo Saaray in Xawaaladaha loo Ogolaan karo in ay Lacagaha u Dirayaan Soomaaliya, Maadaama aysan Dadku Awoodi Karin in ay ka maarmaan Biilasha ay dalkaas Mareykanka ka Helaan.

Cabdi Casiis Sugulle oo ah Guddoomiyaha Urur ay ku Bahoobeen Xawaaladaha Soomaalida oo la yiraahdo Somsa, waxaana uu sheegay in ay Maalinta Berri ah Taariikhduna tahay, 1 Maarso {March} ay dib u Bilaabayaan Xawilaaddii ay Soomaaliya Lacagaha ugu Dirayeen.

Wareysiga BBC Somali.

Idale News  Online – New York

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here