Daawo: Degmada EYL magaalo burcad-badeed mise magaalo dalxiis?

0
269

Eyl(INO)-Ilaa waqti dhow magaalo Xeebeedka EYL, waxay ahay meel ay ajaanibta u yimaadaan ineey kula gorgortamaan burcad-badeeda, laakiin dhinaca kale waxay isku badashay magaalo qurxoon oo loosoo dalxiiso.

inside-somalias-eyl-families-pay-702x432

Magaalo Xeebeedka EYL, waa magaalo aad u qurux badan oo hawo fiican leh, sidoo kale waa magaalo dadkeedu caan ku yihiin soo jilaabashada Kalluunka.

Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa warbixin uu TV-ga Aljaziira ka diyaariyay magaalada EYL.

 Halkan Ka Daawo.

 

Idale News Online, Eyl.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here