Dhegayso VOA:Wasiirka Arimaha debeda Somalia oo Laga waraystay Safiirka Maraykanka

0
239

Muqdisho (INO)- Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa shalay Katherine Dhanani u magcaabay safiirka cusub ee dalka Maraykanka u fadhiya Somalia, waxayna noqonaysaa safiirkii ugu horreeyey ee Maraykanku Somalia u magcaabo tan iyo 1991kii.

Wasiir-DF

Dowladda Somalia ayaa iyna soo dhaweysay magacaabista safiirkan. Caasha Ibrahim Aden ayaa khadka taleefanka kula xiriirtay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Somalia Cabdisalaan Hadliye Cumar.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here