Daawo: Brack Obama “Islaamka Dagaal kulama Jirno”

0
229

Washington(INO)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama oo ka hadlayey Shir Caalami ah ayuu ka sheegay inaysan wax dagaal ah kula jirin Dawladaha iyo Shacabka Islaamka.

Obama

Shirka oo ay ka qeyb galayaan ilaa 60 Waddan ayaa waxa uu Obama cod dheer ku sheegay inay dagaal kula jirin Dadka Islamka oo ay beegsanayaan Kooxaha Argagaxisada.

“Dagaalkeena waxa uu ku wajahan yahay Argagaxisada Al Qaacida iyo Kooxda Daacish,sidaas haloo fahmo Islamka Dagaal kulama jirno,ayuu yiri Obama”.

Kooxaha ISIS,BOKO HARAM,AL QAACIDA,AL SHABAABKA SOOMAALIYA ayaa waxay yihiin Cudud dagaal ka wada Caalamka taasi oo ay ku sheegeen inay Jihaad ku jiraan.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Washington

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here