Daawo:Olole Nadaafadeed Oo Baydhabo Janaay Laga Bilaabay

0
561

Baydhabo(INO)-Maamulka Degmada Baydhabo Janaay  Ee Xarunta Gobolka  iyo Ururka Haweenka Baydhabo  ayaa howla Nafadaaded ka bilaabay waddooyinka xaafadaha Magaaladaasi.

Xaawo Sokor

Ololahan Nadaafadeed oo ay iska kaashanayaan maamulka Degmada Baydhabo iyo shacabka degmadaasi ku nool ayaa ka soo bilowday waddooyinka dhexmara Magaalaasi , waxaana ay soo gaarsiiyeen ilaa iyo Afar  irdhoodka  oo ah halka kala qaybisa  Magaalada.

Qaar ka mid ah Haweenkii ku guda jiray olalahan nadaafadeed ayaa sheegay inay u istaageen sidii ay qashinka uga qaadi lahaayeen waddooyinka iyo xaafadaha degmada Baydhabo.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Ee Degmada Baydhabo Xaawo Sakor  ayaa  sheegtay in Ololahaan  Nadafadeed ay qayb ka tahay dib u soo noo laynta bilicda magaalada Muqdisho iyo sidii qashinka looga qaadi lahaa Wadooyinka Isla Markaana Waxa intaa ku dartey inay si iskooda ah ay u fulinayaan Howlaha nadaafadeed ee Baydhabo.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here