Daawo:Madaxweyne Shariif Xasan iyo Wefdigiisa Oo Sugan Xarunta DDSI Ee Jigjiga

0
230

Jigjiga(INO)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jigjiga Xarunta Dowlada Degaanka Soomaalida Itoobiya.

Mdaxweyne Shariif Xasan Sheekh ayaa waxaa halkaas ku soo dhaweeyay Cabdi Maxamed Cumar oo ah Madaxweynaha DDSI waxa ayna booqasho ku tageen xarumo kala duwan oo ay kamid yihiin Isbitaalka Meles Zanawi ee Magaalada Jigjiga.

Safarka Shariif Xasan Sheekh uu ku tagay Magaalada Jigjiga ayaa  Noqonayo kii ugu horeeyey isla markaaan la doonayo in la mitaanayo dowlada konfur galbeed soomaaliya iyo DDSI.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Jigjiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here