Daawo: Erdogan oo Booqadey Cuba Una Usoo Bandhigay In laga Dhiso Masaajid Ilaahay lagu Caabudo Dalkaasi

0
256

Cuba(INO)-Madaxwaynaha Turkiga Erdogan oo booqasho ku jooga Cuba ayaa kulan uu la yeeshay Madaxwayne Raul Castro usoo bandhigay in uu aqbalo in Masaajid laga dhiso Cuba,isla markaana Turkidu maalgaliyaan.

Madaxwayne Erdogan ayaa sheegay in qarnigii 12aad ay Muslimiintu heleen Qaarada Latin Amerika isla markaana islamka ay reer Yurub ka faaiideen loona baahan yahay in Cuba qaadato in ay aqbasho in Islamku ku yeesho Masaajido.

ERDOGAN

lama sheegin in Raul Castro aqbalay iyo inkale balse Cuba ayaa dhistay Taalo ay ku maamuusayso Mustafe Ataturk oo ahaa aasaasihii Turkiga.

Hoos ka Daawo Muuqaalka Safarka Erdogan.

Idale News Online, Cuba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here