Daawo:Barnamij Xiiso leh Haweenka qurbaha ku nool iyo Ragooda aada dalka Somalia maxaa kala haysta?

0
377

London (INO)-Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso badan Leh oo ka baxay Tv-ga Royal kaasi oo noqday mid lagu falan qeeyay arin saamayn badan ku leh bulshada Soomaaliyeed ee Qurbaha.

maryan saylac

Barnaamijkaan Xiisaha badan ayaa waxaa lagu waraystay qaar kamida Haweenka Jaaliyada UK, waxaana Halku dhig looga dhigay ” Haweenka qurbaha ku nool iyo Ragooda aada Soomaaliya maxaa kala haysta?

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, London, Uk.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here