Madaxweyne Shariif xasan Oo Daahfuray kulan lagu heshiisiinayo Beelo ku Dagaalmay Gobolka Shabellaha Hoose

0
196

Afgooye(INO)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariiif Xasan shiikh Shiikh Aadan ayaa waxaa uu maanta Daah furay shir lagu Heshiisiinaayo Beelo Halkaasi ku dagaalmay kuwaasi oo Haatan sidii Xal looga gaari  lagu Howlan yahay.

kG

Shariif Xasan shiikh aadan ayaa waxaa la filyaa in uu Halkaasi Hadal ka Jeedo Kaasi oo ku Aadan  Beelaha lagu heshiisiinayo Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Cabdirax Maxamed Colaad Wariya haatan Halkaasi inoogu Sugan ayaa waxaa uu soo Sheegayaa in shirka uu Goordhaw Furmay iyadoo la iskugu keenay Odayaasha Maleeshiyaad Halkaasi ku Dgaalamay. Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa waxaa kusoo Noq noqday Dagal beeleedyada.

Idale News Online, Afgooye.